Dowlada Somalia oo War ka soo saartay fashilka ku yimid Shirkii Afisiyooni (Akhriso)

Xukuumada Soomaaliya ayaa war ka soo saartay fashilka ku shirkii mudada saddexda cisho ah uga socday teendhada Afisiyooni ee magaalada Muqdisho madaxda DF iyo kuwa dowlad goboleedyada dalka. Shirka ayaa fashilmay markii la isku mari waayey qodobo dhowr ah oo khuseeya doorashada iyo muddo xileedka dhamaaday ee madaxda DF. HOOS KA AKHRISO QORAALKA KA SOO … Continue reading Dowlada Somalia oo War ka soo saartay fashilka ku yimid Shirkii Afisiyooni (Akhriso)